News

LAANTA XISBIGA KAAH DALKA GERMANI

Alla mahadleh xalay waxa ka qabsontayCasimada helsinki ee wadanka finlandDaah furka laanta xibiga kaahdhaman waxan u mahad celinayaa gudidii sida Habsamida leh uga so shaqaysay rag iyo dumarbaWaxan kalo u mahad celinaya dadkii wakhtigodaQaligaa noo soohuray meelaha fog fogna nooga yimi wanu idiin ognahay wanagaBalanteenu waa kaah iyo wax qabadAlla mahadleh gudomiye cabdirisaq guray

Read More