Magaalada Frankfurt ee Wadanka Jarmalka Waxa Xalay Xilkii la Wareegay Hogaanka Cusub ee Xisbiga Kaah ee wadanka Jarmalka(Germany)

Magaalada Frankfurt ee Wadanka Jarmalka Waxa Xalay Xilkii la Wareegay Hogaanka Cusub ee Xisbiga Kaah ee wadanka Jarmalka(Germany)
Kuwaasi oo Dhawan La soo Magacaabay,
Guddida Fulinta ayaa kala ah
Sharmarke Ahmed Ismail Gudoomiye
Caduur Nuur Farah gudoomiye ku xigeen
Mustafe Ismail xoghaye ⁠
Xaflada Xilwareejinta ayaa waxa Goob Joog ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Kaah ee Qaarada Yurub Cabdiraxman Maxamed iyo Masuuliyiin kale oo Katirsan Xisbiga Kaah.

Wariye Faysal Muuse

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *