Xaflad aad sisters oo lagu soo dhaweenaayay taageerayal cusub

Gudoomiyaha Xisbiga KAAH Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu Wehelinayo Gudoomiyaha Qurbojoogta Xisbiga KAAH Cabdicasiis Axmed Cali Ducaale iyo Masuuliyin sare oo Ka Tirsan Xisbiga ayaa ka qaybgalay Munaasibad Balaadhan oo lagu Soo Dhaweynayy Aqoonyahan iyo Siyaasiyinta Deeganada Waqooyiga iyo Galbeedka Gobolka Maroodijeex iyo Gobolka Gebilay oo Dhawaan Kusoo Biiray Xisbiga KAAH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *