Alla mahadleh xalay waxa ka qabsontay
Casimada helsinki ee wadanka finland
Daah furka laanta xibiga kaah
dhaman waxan u mahad celinayaa gudidii sida Habsamida leh uga so shaqaysay rag iyo dumarba
Waxan kalo u mahad celinaya dadkii wakhtigoda
Qaligaa noo soohuray meelaha fog fogna nooga yimi wanu idiin ognahay wanaga
Balanteenu waa kaah iyo wax qabad
Alla mahadleh gudomiye cabdirisaq guray














